Jimco, Mar 12, 2010( Idhanka) Madaxwaynaha DGPL Dr C/rixmaan Maxamed Faroolle ayaa isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hayadaha Nabad Sugida ee Puntland ,Waxaana Madaxwaynaha uu Soo Magacaabay sargaal hogaamin doona dhamaan Hayadaha Qaabilsan nabadgalyada Gobolka.