VOA Somali-Wararka

Dawladda: Shacabku ha ka Dheeraadaan Dagaalka

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa ka codsaday shacabka in ay iskaga dheeraadaan goobaha ay dagaaladu ka socdaan.


Madaxda Ahlu Sunna oo Addis u Baxay

Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna ayaa ka dhoofay Dhuuso Mareeb iyaga oo u sii jeeda Addis Ababa oo ay shir ku leeyihiin iyaga iyo DKMG.


Amuuraha Islaamka: Geerida Sheikhul-Azhar

Arbacadii lasoo dhaafay, waxaa isbitaal ku yaalla Sucuudiga ku geeriyooday Dr. Max’ed Sayid al-Tantawi, oo ahaa sheekha Al-Azhar.


Sh Shariif:Ciidanka Qaranku waa Isku Filanyahay

Madaxweyne Shariif oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay weerarka ay DKMG qaadi doonto iyo kaalinta ciidanka maraykanka iyo arrimo kale.


Muqdisho: Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Socda

Dagaalka maalintii labaad galay oo ay si weyn ay ugu qeyb qaadanayeen ciidamada AMISOM ayaa saameeyay waqooyiga Muqdisho.


Dagaal ka Dhacay Waqooyiga Muqdisho

Dagaalo iyo madaafiic culus oo ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilowday xaafado kamida dhinaca waqooyi magaalada Muqdisho


Britain oo Deeq u Fidinaysa Somalia

Dawladda Britain ayaa sheegtay in lacag ka badan sagaal iyo toban million oo dollar ugu deeqday Somalia.


Burcad-badeedda oo markab kaluumaysi afduubtay

Burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduubtay markab kaluumaysi oo laga leeyahay Spain, balse wata calanka dalka Kenya.


Britain: Booqashada Madaxweyne Shariif

Madaxweynaha Somalia Sheekh Sharif Sh. Axmed ayaa wali ku guda jira booqasho uu maalintii labaad ku joogo dalka Britain


Sarkaal Xisbul-Islam ka tirsan oo la dilay

Kooxo ku hubaysan bistoolado oo aan haybtooda la garanayn ayaa gudaha suuqa Bakaaraha ku dilay sarkaal ka tirsan ururka Xisbul-Islaam


Google Links1

Latest image

Sh. Shariif at Chattam House