Muqdisho (RBC Radio):-Waxaa sii xoogaystay dagaaladii cuslaa ee saaka ka bilaawday magaalada Muqdisho dhankeeda Waqooyi oo ay qayb ka ahaayeen Ciidamada AMISOM oo taangiyo dagaal ku weeraray fariisimada ay Mucaaradku joogaan.
RBC Radio| Garowe Somalia
Dagaaladii Muqdisho oo sii xoogaystay iyo Gaadiid dagaal oo lakala gubay
March 11th, 2010adminJaamacadda PSU Oo La Gudoonsiiyey Dhul Ku Yaal Magaalada Gaalkacyo (Sawiro).
March 11th, 2010adminCawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Dagaallo Culus oo Saaka dib ugasoo cusboonaday magaalada Muqdisho
March 11th, 2010adminNATO oo Waqti Dheeraad ah Ku Kordhisay Hawlgalka La Dagaalanka Burcad Badeeda
March 11th, 2010admin
Brussels, (RBC Radio) NATO ayaa ku dhawaaqday maalintii shaley (Arbacada) inay kordhisay hawlgalka la dagaalanka burcad badeeda ee laga wado xeebaha dalka Soomaaliya.
Sheekh Shariif oo Xaley u Khudbadeeyey Jaaliyada Soomaalida ee Ingiriiska
March 11th, 2010admin
London, (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada ku meel gaarka Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa xaley khudbad dheer u jeediyey jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Ingiriiska, iyadoo uu ka hadlay arimo badan oo ka taagan gud
Puntland.com Oo hawada soo galay
March 10th, 2010adminEU NAVFOR Hosted a Visit by the President of Somalia
March 10th, 2010adminPress Release
The President, His Excellency Sharif Sheikh Ahmed and his delegation were greeted by Rear Admiral Peter Hudson CBE, Operational Commander of EU NAVFOR – Operation ATALANTA. The delegation was given a tour of the new offices occupied by the Operational Headquarters within the purpose built Multi National Headquarters.
Guddi Kenyan ah oo Shaaca Ka Qaaday Lacag Laga Dhacay Shirkii Dib u Heshiisiinta Soomaalida ee 2004
March 10th, 2010admin
Nairobi, (RBC Radio) Guddiga baaritaanada musuqmaasuqa ee dalka Kenya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday fadeexad wax isdaba marin iyo xatooyo ah ooku kacay ergeygii hore ee wada hadalada nabada Soomaaliya masuulka ka
BARASHO WACAN! (Xikmada Toddobaadka)
March 10th, 2010admin
Saddex Maalmood ka dib ayuu Mould magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku bartay gabar Soomaaliyeed. Waxa ay haweeneydaasi ahayd sida uu xusay qof aad dhalinyar oo caqli badan oo furfuran, sida uu xusay.
Maxkamada Sare Kenya oo 20-Sano Ku Xukuntay Burcad Badeed Soomaali ah
March 10th, 2010admin
Mombassa, (RBC Radio) Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa min 20 sano oo xarig ah ku xukuntay 9 burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo dhowaan laga qabtay xeebaha Soomaaliya.
