Oslo 12-07-09 GEESGUUD:Maxkamada Danmark oo ku fulisay xukun fudud Gacan ku dhiigle u dhashay Wadanka Denmark, kasoo si ulakac ah arxan darana ah udilay wiil dayar oo Somaliyeed.
Jimco, July 03, 2009(HOL): Waxaa saaka dadkii ugu badnaa ay ka barakacayaan Degmooyinka Shibis, C/Casiis iyo Boondheere oo ay isla soo galeen dhinacyada muddada ka badan labada bilood ku dagaallamaya magaalada Muqdisho.
Jimco, July 03, 2009(HOL): Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) oo qadka taleefoonka shir jaraa’id ugu qabtay wariyayaasha Muqdisho ayaa sheegay in ay fursad weyn u tahay xoogaggooda in ay Ciidamada Amisom ka soo baxaan xerooyinka ay ku jiraan.