
Aftahan News
Muj. Maxamed Kaahin Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey In Marka Doorashadu Soo Dhowaato Ay Ku Mashquusho Dhagax-Dhig Mashaariic Ma-dhala
March 12th, 2010adminLaascaanood: Koox Suxufiyiin ah oo Xabsiga Loo Taxaabay
March 12th, 2010adminMadaxweyne Shariif: Safaaraddii Soomaaliya ee UK waannu furaynaa + SAWIRRO
March 11th, 2010admin“Waxaan Kulmiye leeyahay, Dulqaadkii Wuu Naga Dhammaaday, Mana Dhacayso In Siilaanyo Hargeysa Tamashleeyo…” Muj. Cali-Guray, Af-
March 10th, 2010adminHargeysa (APTEN) Afhayeenka Xisbiga UDUB Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag uga hadlay weji-gabaxa madaxda Xukuumadda & Xisbiga UDUB ka qabsata fagaarayaasha laysugu yimaaddo.
Buurta Sheekh: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Hambaabirtay Dhul-Boob Aanay Hore U Ogeyn
March 10th, 2010adminHargeysa (APTEN) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md. Siciid Sulub ayaa markii u horreysay shaaciyay dhul-boob lexaad leh oo ka socda Buurta Sheekh, kaas oo uu sheegay inaanay Xukuumad ahaan hore uga war qabin.
Golaha Wakiillada Oo Isku Raacay Inay Kal-fadhigoodan Maalmo Dheeraad Ah Shaqeeyaan
March 10th, 2010admin
Hargeysa (APTEN) – Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay ansixiyay ajandaha kal-fadhigooda 11aad.
Madaxweyne Shariif oo si heersare ah loogu soo dhoweeyey UK
March 9th, 2010adminGuddida Doorashooyinka Somaliland oo Shir Jaraaid qabtay
March 9th, 2010adminSomaliland oo Si wayn Looga Xusay Maalinta Haweenka Caalamka
March 8th, 2010admin
Hargeysa (APTAN)- Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo guud ahaanba gobollada iyo degmooyinka ayaa maanta si wayn looga xusay maalinta Haweenka Caalamka oo sanad walba maanta oo kale (8 March)


