Even among failed states—those countries unable to exercise authority over their territory and provide the most basic services to their people—Somalia stands apart. A country of some nine million, it has lacked a central government since the fall of Mohamed Siad Barre's regime in 1991. Poverty and insecurity are endemic.
Dalkayaga
Dagaaladii Muqdisho
March 10th, 2010adminWaxa Saaka mar kale ka Qarxay Degmada Cabdicasiis dagaalo u dhaxeeya Ciidanka maxkamadaha ee Shiikh Shiriif Iyo maleeshiyada Kooxaha ka soo horjeeda, waxana dagaalkan u sababay dhimasho Iyo dhaawac dad rayid ah oo aan waxba galabsan.Dagaalkan oo watay madaafiic labada dhinac isweydarsan ayaa waxa ku dhintay labo qof oo rayid ah waxana ku dhaawacmay lix kale, kadib markii madaafiic aay haleeshaydiv
Buubaa Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Sheekh Shariif Ee Ingiriiska
March 10th, 2010adminIsmaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay isha ku hayso farriintadiblomaasiyadeed ee uu xambaarsanyahay socdaalka uu Shiriif Sheekh Axmed, ku tagay magaalada London ee dalka IngiriiskaMr.
Xiisado Cooladeed Oo Ka tagan Gobolka Sanaag
March 10th, 2010adminXiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag.
Half of Food Aid to Somalia Is Diverted, Report Says
March 10th, 2010adminAs much as half the food aid sent to Somalia is diverted from needy people to a web of corrupt contractors, radical Islamist militants and local United Nations staff, according to a new Security Council report.div class="feedflare"
a href="http://feeds.feedburner.com/~ff/Dalkayaga?a=3uXvtkxABHo:XrzsJ4qfKeI:yIl2AUoC8zA"img rel="lightbox" src="http://feeds.feedburner.com/~ff/Dalkayaga?d=yIl2AUoC8zA" border="0"/img
Al qaeda’s Vice Leader of Arabian Peninsula praises Al Shabab
March 9th, 2010adminAn Al Qaeda faction in the Arabian Peninsula on Tuesday called on Somalia’s radical Islamist group of Al Shabaab to help it gain control of Strait of Bab Al Mandab south of the Red Sea, an audio tape attributed to the group said.The Islamist movement, which recently pledged allegiance to Al Qaeda last month vowed to send forces to the terror group’s affiliates in Yemen.Said Ali al-Shihri, seco
Dhaarintii Xubnaha Khusuusida Oo Dib Loo Dhigay
March 9th, 2010adminIsimada SSCC ayaa shirkoodii weli uu uga socdaa deegaanka Buuro Wadal, iyadoo madasha shirka ee Buuro Wadal ay isimada ku weheliyaan,Cuqaal,Odayaal iyo Aqoonyahano reer SSC.
Soomaali la dhacay
March 9th, 2010adminWaxaa sii kordhay toddobaadkan cabashada dadka Soomaalida ee ku dhaqan waddanka Koonfur Afrika, ee dhaca ama dilka loo geysanayo.Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa waxa lagu dilay Koonfur Afrika qof Soomaali ah, mid kalena uu ku dhaawacmay markii sida wararku ay sheegayaan la gubay labadaasi qof oo goobo ganacsi ah ku heystay Koonfur Afrika.
Accused Somali-trained militant to be tried in NY
March 9th, 2010adminNEW YORK (Reuters) - A man U.S. prosecutors say received bombmaking training in Somalia from the Islamist militant group Al Shabaab has been brought to New York to face charges, the U.S.
Pirates seize Kenyan-flagged fishing vessel
March 9th, 2010adminNAIROBI, March 9 (Reuters) - Pirates have seized a Kenyan-flagged fishing vessel off the Somali coast for possible use as a "mother ship" to launch more attacks, a maritime official said on Tuesday.div class="feedflare"
a href="http://feeds.feedburner.com/~ff/Dalkayaga?a=ejQbd_1pD2k:iO62h5i8rxA:yIl2AUoC8zA"img rel="lightbox" src="http://feeds.feedburner.com/~ff/Dalkayaga?d=yIl2AUoC8zA" border="0"/img/a a href="h