Hargaysa, (UP) Waxa maanta Hotel Crown ee magaalada Haragaysa lagu qabtay xaflad aad iyo aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiga talada dalka gacanta ku haya ee UDUB, xafladaas
Taageer Xisbiga UDUB - Horumariyaha Dalkeena - ilaashaha nabada
Xaflad aad U Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyey Kayse Cali Geedi Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga UDUB, Daawo
March 10th, 2010adminCaasimadda Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Haweenka Adduunka Ee 8-Da Maarso.
March 9th, 2010adminHargeysa (UP) Xaflad ballaadhan oo lagu xusayay maalinta haweenka Adduunka ee 8-da Bisha March, ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha beerta Xorriyadda ee Magaaladda Hargeysa.
Shirweynaha Xisbiga Udub Ee Laamaha Waqooyiga Yurub Oo Ku Qabsoomay Caasimada Finland Helsinki
March 8th, 2010admin
Helsinki (UP) Shirweynihii Xisbiga UDUB ee laamaha iyo wadamada waqooyiga Yurub ayaa lagu s
Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Wefdi Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Shiinaha, Daawo
March 6th, 2010admin
Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa si
Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Addis Ababa Kula Kulmay Wefdi Ka Socda Dawlada Maraykanka
March 6th, 2010adminAddis ababa (UP) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Abdillahi Mohamed Duale, ayaa kula kulmay Magaala Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa 03/03/10 huteelka Sherton Addis wefti ka socday Da
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Awooda Saarayso Sidii G/Sool Loo Soo Gaadhsiin Lahaa Gobolada
March 4th, 2010admin
Laascaanood (UP) Weftigii Golaha Wasiirada ee socdaalka ku joogga gobolka Sool ayaa shalay shir xog-waraysi ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay Isu-duweyaasha
Shir Balaadhan Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Guddida UDUB Ee Bariga London, Daawo Sawirada
March 4th, 2010admin
London (UP) Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga UDUB ee bariga London oo ay ka soo qaybgaleen xunbo ka tirsan guddiga fulinta
Shirka Woqooyiga Yurub Ee Xisbiga UDUB Oo Lagu Qaban Doono Magaalo Madaxda Finland Ee Helsinki.
March 4th, 2010adminDhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga waxaa lagu wargelinayaa inay innagala soo qayb galayaan
Madaxweynaha oo Maanta Soo Saaray Xeerka Dhaqan galka, Wax ka bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha
March 2nd, 2010adminHargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqank galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004
Danjiraha Somaliland U Fadhiya Dalka Ireland Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweyne Ku Xigeenka
March 2nd, 2010adminBristol (UP) Danjiraha Somaliland u fadhiya Dalka Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Som