Waxan Salamyaa dhamaan Bahda Saxaafada, Waxan la hadlayaa dadka wax Qora iyo Shaqsiyaad ka jeclaystay in ay Taariikhda wax ka qoraan Ama Maxad-yada sameeya Tariikhda Somaliland waxana qoraal kan igu kalifay M
Somalifans Online
Ha La Ilaasho Habsamida Iyo Asluubta Taariikhda Somaliland
March 11th, 2010adminSheekh Shariif ”Ciidanka Qaranku Waa Isku Filanyahay”
March 11th, 2010admin
Madaxweyne Shariif oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay weerarka ay DKMG qaadi doonto iyo kaalinta ciidanka maraykanka iyo arrimo kale
Cali Khaliif ”Puntland Ayaa hadda Somaliland Uga Orod Badan inay Ka go’do Somaliya”
March 11th, 2010admin
Ra’iisal-Wasaarihii Dawladdii Carta ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh, ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jiro in Somaliland lagala hadlo sidii Shirweyne loogu qaban lahaa Hargeysa, iyada oo la
Gaarad Cabdisalaan Oo Kalsoonidii Kala Noqday Shirka Ka Socda Tuulada Burowadal
March 11th, 2010admin
Gaarad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo ka tirsan Issimada Beesha Dhulbahante ayaa shaaca ka qaday inu kalsoonidii kala noqday Shirka Ka socda Tuulada Burowadal oo aay ku shirayeen labadii bilood ee ugu dambeysay
Waali Iyo Walbahaar Jaceyl (Qeybtii Labaad)
March 11th, 2010admin
Markey Tixdaas dhameysay ayay ku booday sidaa dhalaan ay dhashay, Qalinka ayaana habeenkaas lagu duugay in Daacad lagu wada socdo oo aan la is qiyaamin, wax la balamaba waxa is-guray waqtiga, waxayna wada socdeen
Odayaasha Gobolka Gedo Oo baaq Nabadeed Diray
March 11th, 2010admin
Golaha Xaalinta Khilaafkada Ee Gobolka Gedo ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho ee Xurunta Somaliya, Gudoomiyaha Golahan Daa’uud Maxamed Xuseen ayaa waxa u isaga oo la hadlaya W
Madaxweyne Shariif Oo Khudbad U Jeediyey Jaaliyada Somalida Ee London
March 11th, 2010admin
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah ee Somaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa xalay kula kulmay magaalada London jaaliyada Somaliyeed ee UK
Nabadoonada Gobolka Bari Oo Baaq u Diray Kooxaha Muqdisho ku Dagaalami
March 11th, 2010admin
Nabadoonada Gobolka Bari ayaa maanta baaq u diray Kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho Maalintii Labaad, Nabadoon Cabdicasiis Afguduud oo ku hadlayey Magaca Nabadoonada Gobolka Bari ayaa sheegay in ay
Cali Gurey ”Ma Dhacayso In Axmed Siilaanyana Hargeysa Tamashleeyo, Xoghayaha Guud Ee Udubna Uu Waayo Geed Uu Istaago”
March 11th, 2010admin
Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii sarsare ee ururka SNM ee dalka xoreeyey ayaa hogaanka xisbiga KULMIYE ku Eedeeyey inay
Indho Cadde Iyo Cali Dheere Oo Isku Jawaabay
March 11th, 2010admin
Sidii Caadiga aheyd Wasiiru Dowlada Gaashandhiga Sheekh Yusuf Indhacadde iyo weliba Cali dheere Afhayeenka Alshababa ayaa midba dhinaciisa ka sheegtay guusha dagaalada ka socda magaalada Muqdisho Maalintii Labaad