Shalay haddi lala dagaalamay dowladii maliteriga aheyd ee wadankeena hooyo inta badan gacanta ku heysay,kana talineysay,dagaalka lala galay ayaa sababo badan lagu macneeyey waa tan koowaade iyadoo lagu l eedeeyey in ay ku xadgudubtay xuquuqul insaanka,
Top Videos, News, Sports and Somali Music
Kooxda Man Utd oo ku tumatay Milan iyo Real Madrid oo ka hartay koobka Champions League.
March 11th, 2010admin
LONDON:-Waxaa xalay la ciyaaray ciyaaro ka tirsan lugta labaad ee koobka kooxaha horyaalada Europe iyadoo labada kooxood ee ugu guulaha badan tartankan laga reebay.
Dowlada KMG ah Xarakada Al shabaab oo siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalada Muqdisho.
March 11th, 2010admin
MUQDISHO:-Dowlada KMG iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa guulo ka wada sheegtay dagaalo xoogan oo maalinti labaad ka socda Waqooyiga Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.
Maamulka Gobolka Banaadir oo magacaabay gudi soo qiimeeya qasaaraha dadka rayidka ah ee Muqdisho.
March 11th, 2010admin
MUQDISHO:-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay gudi heer degmo ah oo soo qiimeeya qasaaraha kasoo gaaray dadka rayidka ah dagaalada maalinti labaad ka socdo Waqooyiga Magaalada Muqdisho.
Dagaalo iyo duqeymo culus oo saakay mar kale ka qarxay Waqooyiga Muqdisho.
March 11th, 2010adminMUQDISHO:-Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa saakay markale dib uga bilowday Waqooyiga Muqdisho kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Xoogaga Islaamiyiinta oo dhinac ah.
Dadka ku nool waqooyiga Muqdisho oo bilaabay in ay barakacaan.
March 11th, 2010adminMUQDISHO:-Barakac xoogan ayaa saaka ka soconaya degmooyin ka tirsan gobolka banaadir, gaar ahaan degmooyin shalay uu saameeyay dagaalo lagu hoobtay oo dad badan ku le'deen.
Madaxweyne Shariif oo xalay la hadlay jaaliyada Soomaalida ee London.
March 11th, 2010adminLONDON:-Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya Shariif Shiiq Axmed ayaa xalay qudbad dheer u jeediyey jaaliyada Soomaalida ee ku nool magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska,isaga oo ka hadlay amuuro dhowr ah oo ku tacaluqa xaalada dalka Somalia.
Xaalada deegaanada Camaara iyo Bacaad-weyn oo saakay dagan.
March 11th, 2010adminDHUUSOMAREB:-Waxaa saakay degan xaalada deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug halkaas oo ay shalay ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeya laba maleehsiyo beelee.
Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! (sheeko taxane ah)
March 10th, 2010admin(Sheeko taxane ah) Qaybta 2-aad iyo Sedexaad:- Ayaan waxay ahayd gabar ay da'-ahaan is-aaddanaayeen Ayuub; walow ay ka dhiig-furnayd, ka dhuubnayd xoogaana ka joog dheerayd. Waxay eheladeedu dhihi jireen:Ayaan waxay shaabahdaa hooyadeed Asli(Ilka-dahab).
