nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;Goolasha iyo goos gooskii ciyaarahan Ciyaaro aad u xiisa badan oo labadii habeen ee lasoo dhaafay ka dhacay garoomada Yurub ayey kasoo bexeen natiijo u cuntami weysay labada kooxood ee ugu koobabka badan qaaradda Yurub oo kala ah Real Madrid iyo Ac Milan.Real Madrid oo qarash gareysay lacag aan horey ...
somalisc.com
Kooxda Gaheyr Oo Afka Ciida U Dartay FC Banaadir
Xidigaha kooxda kubada cagta Gaheyr ayaa 1-0 ugu awood sheegtay kooxda kale ee FC Banaadir ciyaar ka mid ahayd tartanka horyaalka 6aad ee heerka labaad K/Cagta dalka Soomaaliya ee 2010. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa ay ku bilabatay dardar ay labada koox la soo galeen ...

Horumarinta Isboortiga ee Willmar
Shir ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Ururka Haweenka ee Willmar (Willmar Womans Center) iyo Somali Willmar Youth and Sports Center nbsp;ayaa lagu qabtay xarunta ururka haweenka ee magaalada Willmar. Magaalada Willmar ayaa waxay 90 mile u jirtaa magaalooyinka Minneapolis iyo Saintpaul,waxaana ku nool dad Soomaaliyeed oo aad u ...
Taageerayaasha Juventus Oo Noqday Kuwii Ugu Fiicnaa Yurub 15-kii sano Ee La Soo Dhaafay
Sida uu shaaciyay Webka Xiriirka kubada Cagta Qaarada Yurub Uefa Taageerayaasha Kooxda Juventus ayaa noqday kuwa ugu wanaagsan Qaarada yurub 15-kii sano ee la soo dhaafay.Darasadaan cusub oo ay sameesay Uefa ayaa waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah xubnaha joogtada ah Ee xiriirka iyo bahda Webka Xiriirka Uefa, ...
Ciyaaryahan Caan Ka Ah Qaarada Africa Oo Ku Geeriyooday Sudan
Waxaa geeriyooday mid ka mid ah Ciyaartooyda caanka ka ah Horyaalka Wadddanka Suudaan oo lagu magcaabi jiray Endurance Idahor,waxuuna ka tirtsanaa Kooxda Al Mariiq Ee ka mid ah kooxaha ugu caansan Waddanka Sudan. Endurance Idahor waxuu u dhashay Dalka Nigeria waxuuna geeriyooday ka dib markii uu wadnaha istaagay intii lagu ...
Allaha u Naxriisto Marxuuma: Xalima Cabdulle Seedow, oo ku geeriyootay Beletweyne. Marxuumada waa Hoyadii Abukar Xasan Deeqow Bo
nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;nbsp;INAA lILLAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUNkULLU NAFSIN DAA#39;QATU AL-MOWTnbsp;Abdilqani Cabdullenbsp;quot;Jeenyoquot; oo ka wakiil ah bahweynta kubadda koleyga Uk.
Halyeeyo Isboorti oo ku kulmay Doxa, Qatar
Waxaa bartamahii April 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyo isbooti iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.Halyeeyada halkaasi ku kulmay oo isugu jiray Macallimiin noocyada isboortiga ee kala duwan, cayaaryahanno heer ...

Ma Ogtahay ? Mise Ma Ogtahay?
Waxaan qeybtaan kusoo qaadaneynaa wayaabihii taariikhda galay ee ka dhacay tartanka xiisaha badan ee koobka aduunka tan iyo markii uu bilowday sanadkii 1930kii anagoo marba qeyb soo qaadaneyno. Barnaamijkan oo aan bilownay ka hor koobkii aduunka 2006 wuxuu socon doonaa ilaa inta aan isleenahay waa soo qaadateen waxyaabihii ugu muhiimsanaa ...