Hargeysa - Hoggaanka sare ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa guddi u saaray qabanqaabada soo-dhawaynta guddoomiyahooda oo la filayo inuu maalmaha soo socda safar dibaddeed oo uu muddo ku maqnaa ka soo laabto.Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay soosaaray Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu
Somaliland News
Xoolaheenii waynu daadinay, dunidana dayn kuma lihin ee baryo ayaynu ku leenahay”, Wasiirka Arrimaha Dibada.
Hargeysa - Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa ka hadlay hadallo dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kuwaas oo uu sheegay inay wax kaga sheegeen qaar ka mid ah Madaxda Caalamka ee Somaliland xidhiidhka la leh.
Khilaafkii Golaha Guurtida oo la soo Afjaray iyo Xildhibaanada Golahaasi Maanta Ansixiyeen qodobada Afjarka
Hargeysa - Khilaaf dhawaanahanba ka dhex oognaa Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta u muuqday mid jidka xalkiisa la helay, ka dib markii Guddi toddobaadkii hore loo magacaabay dhexdhexaadinta iyo xal u helidda khilaafkaasi, fadhigii maanta la yimaadeen qodobbo ay labada dhinac ee Goluhu u kala qaybsanaa soo dhaweeyeen.
Shirguddoonka Guurtida oo ku guuldaraystay inay xal ka gaadhaan khilaaf golahooda ruxay
Hargeysa - Xubnaha Shirguddoonka golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku guuldaraystay inay xal ka gaadhaan khilaaf muddooyinkii u dambeeyay u dhexeeyay.
kulanka lafogurka hawsha Mishiinka Diiwaangelinta
Hargeysa - Axsaabta Mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa ka jawaabay siday u arkaan hadal ka soo yeedhay Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
Nimco Muxumed Ibraahim Oo Waraysi Khaas Ah La Yeelatay Maryan Cabdilaahi Suldaan Timacade
Gabiley - Akhristayaal Waxaanu Maanta halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo weriye Nimco Muxumed Ibraahin la yeelatay curadii uu dhalay abwaankii soomaaliyeed ee C/laahi Suldaan Maxamed (Timacadde) oo maanta galinkii danbe nagu soo booqatay xafiiska ay shabakada wararka ee Timacadde News ku leedahay magaalo madaxda gobolka Gabiley......
Saudi Agriculture Minister Defends Importation Of Somali Livestock
Riyadh, Saudi Arabia – The Saudi Minister of Agriculture, Dr Fahd Balghonaim, strongly defended the Saudi government’s decision to lift the ban on importing Somali livestock.
Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay Haddii Saleebaan Gaal La Rido In Madaxweyne Rayaale-Na Maamuus Ka Xayuubin Lagu Samayn Doono Iskuna
Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay hadii gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamud Aadan (Saleebaan gaal) kursiga laga tuuro in madaxweyne Daahir Rayaale Kaahina maamuus ka xayuubin lagu samayn doono. Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu sheegay in iscasilaadii dhawaan ay galaha guurtidu ka diideen gudoomiye ku xigeenka koowaad sh.
Ceelbardaale” issue is missing in the mix
But where is the bone? Where is the beef? I mean, where is Ceelbardaale in the mix?". A wondering Gabilian said that! “ How do you mean sir,” the author asked “ I mean like chairman Silanyo said to Riyaale “Release the innocent young men collected and put in prison for they exercised their right to demonstrate peacefully”.
Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay inay Sii Wadayaan Mooshinkii Maamuus-ka-xayuubinta Madaxweynaha
Hargeysa - Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo ka mid ah 38 mudane oo hore golahaas u soo hordhigay mooshin ay ku dalbadeen in maamuuska lagaga xayuubiyo Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka oo ay eedaymo badan u soo jeediyeen, kaas oo doodiisu toddobaadkii hore golaha ka bilaabantay,