Taliska Booliska ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu maanta soo bandhigay hub ay Ciidamada ka soo qabqabteen degmooyinka ay ka arimiso dowladda KMG Soomaaliya kadib howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen.
Afhayeenka Taliska Ciidanka Booliska Dowladda KMG ee Soomaaliya, Gaashaanle sare C/laahi Xasan Bariise, o manta saxaafada lahadlayay ayaa waxa uu kawar bixiyay Howlgalo maalmihii u [...]
magaalo.com
Booliska dowlada oo so bandhigay hub ay howl gallo ay sameeyeen ku soo heleen.
March 12th, 2010adminDowladda Yemen oo ugu baagday dalaka carabta in Deeq Dawo ah ay soo gaarsiinayaan dalka Soomaaliya.
March 12th, 2010adminWasiirka Caafimaadka ee dalka Yemen ayaa ku booriyay Golaha wasiirada Caafimaadka ee wadamada Carabta in sida ugu dhaqsiyaha badan kaalmo dhinaca Daawada ah in la gaarsiiyo dalka Soomaaliya si loo caawiyo dadka ay wax yeeleeyeen dagaalada Ka soconaya dalka Soomaaliya.
Cabdil Kariim Raadic ,Wasiirka Caafimaadka ee dalka Yemen, ayaa shegay in dowladda Yemen ay deeq dawo [...]
Puntland oo jawaab ka bixisay eedeyn qaramada midoobay ay u soo jeedisay.
March 12th, 2010adminWasiirka Warfaafinta ee Puntland, Abdixakiim Axmad Guuleed, oo u warramayey BBC-da ayaa waxa uu ku tilmaamay eedaymahaasi qaar leh ujeeddo siyaasadeed oo magaca lagaga dilayo madaxda Puntland si siyaasadooda dhulka loola galo.
Warbixinta qaramada midoobay (QM) waxay sheegtay in, qiyaastii laba meelood marka loo qaybiyo meel ahaan, raashinka gargaarka ah ee WFP ee Somalia, in la [...]
Sheikh shariif : waa been abuur fiisa gadashada lagu edeyay diblamasiyiinta somalida
March 12th, 2010adminMadaxweynaha DKGS, Sheikh shariif sheikh Axmed ,oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Codka mareykanka ee (VOA-da)ayaa waxa uu sheegay in hadalada sheegaya in diblamaasiyiin Somali ahi ay iibsadaan fiisaha diblamasiyiinta lasiiyo marka ay u anba baxayaan safarada dibadda ah in ay yihiin kuwa lasoo dhoo dhoobay oo dana gaar ah laga bleeyay.
Sheikh shariif sheikh Axmed [...]
Wasaaradda gaashaan dhigga DKGS oo guul lataaban karo kashegatay dagaalkii manta.
March 11th, 2010admin Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga DKGS oo shir jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa waxa uu shegay in ciidamada qalabka sida ay ku talaabsadeen guula wax ku oola oo ay gacanta ku dhigeen saldhigya ay hora u deganaayeen ciidamada mucaaradka.
Yuusuf maxamed siyaad indha cadee, Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga DKGS ,oo saxaafadda kula hadlayay qeyba kamid ah goobaha [...]
Aragtida Ould Abdalla iyo Warbixinta WFP
March 11th, 2010adminErgeyga UN u qaabilsan Somalia waxa uu sheegay in maanta waxa mudnaanta kowaad lihi Somalia aanay ahayn warbixin laga qoro hey’ad, Laakiin ay tahay sidii Golaha Ammaanku kaalin uga qaadan lahaa deganaanshaha Somalia
QM waxa uu kula taliyey inay dantu ku jirto in wax walba la hubiyo, mar kasta, oo haddana la sii hubiyo, WFP-na waxa [...]
Shiikh Cali dheere : AMISOM qasaara ayaan gaarsiinay.
March 11th, 2010adminDowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa guulo kala duwan ka sheegtay dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Kadib dagaalo xoog leh oo maanta ka dhacay qeybo badan oo kamid ah magalada Muqdisho ayaa waxaa dagaladaasi guulo ka kala sheegay masuliyiin u kala hadashay dhinacyada Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarakada [...]
Goobihii shalay ay kadheceen Dagaalada iyo duqyma lagu hoobtay ee magaalada Muqdisho oo markale manta la isku fara saaray.
March 11th, 2010adminWar ku aadan Eedeyma isugu jira Fiisoyin ay gataan saraakiisha xukuumadda Somalia ugu sareysa, gar gaar laga weeciyay dadkii u
March 11th, 2010adminQiyaas ah laba meelood marka loo qeybiyo meel ahaan, raashinka gargaarka ah ee loo diro Soomaaliya, ayaa laga leexiyaa dadka u baahan oo loo duwaa shabakad isku xiran oo ah qandaraas wadayaal musuqmaasuq ah, kooxaha somaliya kadagaalama iyo shaqaalaha dalka gudihiisa uga shaqeeya Qaramada Midoobay, sida lagu sheegay warbixin loo gudbiyay golaha ammaanka ee Qaramada [...]
Madaxweynaha somalia Siikh Shariif Shiikh Axmed oo tilmaamay in uu dalka Somalia ku soo duulay gumeysi diin ku gabanaya.
March 11th, 2010adminSheikh Shariif Shiikh Axmed oo masrax ku yaalla bariga magaalada Londen ee dalka Ingiriiska kula hadlayay habeenki xalay ahaa Somali badan oo kamid ah jaaliyadda somalida ee ku nool dalkasi ingiriiska in dalka Somalia hadda uu kajiro gumeysi loo soo geliyay shaati diimeed isaga oo shegay in somalida dagaalka kula jitta dowlada Somalia ay yihiin [...]